Dowladda Seychelles Oo Dacwad Ku Oogtay 5 Nin Oo Burcad-Badeed Soomaaliyeed Ah. Sheeko:Dalka Maxkamadda sare ee Jasiiradda Seychelles ayaa xukunno ku ridday shan nin oo Soomaali ah oo looga shakisan yahay burcad-badeednimo iyadoo raggaan ay ku wareejiyeen Seychelles Midowga Yurub bishii April sida… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha “Horyaalka Somalia Premier League Kama Bixi Doono Xeyndaabkeena”Daa’uud Tubaal Xidiga kooxda kubbadda cagta Dekedda Daa’uud Cabdullahi Tubaal ayaa fariin adag u diray Kooxda Horseed ka dib markii ay guul daro kasoo gaartay kulan ka tirsanaa horyaalka oo ay labada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Ajendaha Shir Madaxeedka Ururka Iskaashiga Islaamka Ee Maka Waxaa berri oo jimco ah, 31-da bishan May lagu wadaa in magaalada barakeysan ee Maka lagu qabto shirka madaxdeedka caadiga ee 14-aad ee ururka iskaashiga Islaamka. Shirkan oo loogu magac…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Guddoomiyay Shirka Tubta Guud ee Gobalka Banaadir Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa guddoomiyay shirka tubta guud ee gobalka Banaadir oo lagu qabtay xarunta maamulka gobalka Banaadir. Shirka oo looga hadlay dar-dar gelinta qorshaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Caruur Ku Geeriyootay Dagmada Cabudwaaq Ee Waqooyiga Gobalka Galgaduud Sedex caruur ah ayaa ku geeriyootay dagmada Cabdwaaq ee waqooyiga Galgaduud, ka dib markii ay ku qarqoomeen Barkad ay u aadeen in ay ku soo dabaashaan. Geerida Caruurta timid ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Japan Oo Ballaarineysa Hawl-galladeeda Geeska Africa Inkastoo Burcad-Badeedda Soomaaliya Ay Hoos U Dhaceen. Burcad badeed iyo burcad badeed la’aanba Japan waxaa ka go’an inay sii waddo hawlka caalamiga ah ee lagu sugayo ammaanka Geeska Africa taasoo muhiim u ah siyaasadda ballaaran oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Taliyaha Ciidanka Badda Oo Ka Warbixiyay Dib U Habeyn Balaaran Oo Lagu Sameeyay Ciidanka Badda Taliyaha Ciidanka Badda iyo difaaca Xeebaha Admiral Cabbaas Amiin Cali ayaa ka warbixiyay dib u habeynta balaaran oo lagu sameeyay Ciidamada Badda. Admiraal Cabbaas ayaa tilmaamay in labadii bil ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya: Ma Ogolaan Doonno Alaab Laga Keeno Soomaaliya. Dowladda Kenya aya sheegtay inaysan ogolaan doonin in alaab aan qofkii lahaa la socon la soo geliyo dalka, alaabtaas oo laga keeno dalka Soomaaliya. Hadal kasoo baxay dowladda Kenya ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Gobolka Banaadir Oo Baabi’isay Eedeymo Loo Heystay Weriyaha Goobjoog Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta baabi’isay dhammaan eedeymo loo heystay weriye Cali Aadan Muumin oo ka tirsan warbaahinta Goobjoog Media Group iyada oo amartay in la sii-daayo khamiista 12-ka duhurnimo,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Magacaabay Danjire Kuwo Kalena U Yeeray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto uu saaray waxa ugu magacaabay C/xakiin Xasan Ibraahim Ashkir in uu noqdo Danjiraha Soomaaliya u qaabilsan dalka Boqortooyada Sucuudiga Carabiya. “Madaxweynaha…