Wasaaradda Waxbarashada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay natiijada imtixaanaadkii mideysnaa ee dowladda Federaalka Soomaaliya. Wasiirka wasaaraddan oo toos uga hadlayey Telefishinka Qaranka ayaa akhriyey war-saxaafadeed ay ku qoran yihiin…