Nabadoon Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Sheeko:Amniga Kooxo ku hubeysnaa bastoolado ayaa maanta xaafadda Suuq Bacaad ee degmada Yaaqshiid ee gobalka Banaadir ku dilay Nabadoon si weyn loo yaqaaney degmadaasi oo lagu macaabi jirey Nabadoon Cabdiraxmaan Axmed… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannada BF Oo Farmaajo Ku Eedeeyey Ku Takri-fal Awood iyo in Xukuumaddu Gabtay Shaqadeeda Qaar ka mid ah Xildhibaanada Labada gole ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kulan ay maanta yeesheen Muqdisho ka soo saaray war saxaafadeed xaalada uu dalka marayo, iyagoo soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muranka Badda: Kenya oo Mar Kale Dalbatay in Dacwada Aan La Dhageysan November 4 Kenya ayaa la xaqiijiyey iney mar kale dib ugu laabtay maxkamadda qaadeysa dacwada badda ee ICJ, iyada oo sheegtay in ay ku yartahay 2-bada bil ee la siiyey ee ilaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Finland oo Dowladda Federaalka ah ugu Deeqday EUR 13 million Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Finland ayaa dowladda federaalka ee Soomaaliya ugu deeqday ilaa EUR 8.1 million ($8.9 million) iyada oo u soo marineysa sanduuqa MPF ee bangiga adduunka. Lacagtan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faah faahin: Ciidanka Puntland Oo Howlgallo Ka Sameeyey Gobolka Bari Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Puntland, loona yaqaan PSF ayaa howlgallo waxay ka sameeyeen saacadihii lasoo dhaafay deegaanno ku yaalla buuraha Cal-madow ee gobolka Bari. Howlgalkan ayaa intii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dani Oo Magacaabay Taliyaha Nabad-sugidda Puntland Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay agaasimaha guud ee hay’adda nabadsugidda iyo sirdoonka maamulkaasi. Wareegtada ayaa u qorneyd sidan: Madaxweynaha…