Galmudug: Dowladda Federaalka oo Lagu Eedeeyey Xareynta Odeyaal aan Rasmi Aheyn Sheeko:Baarlamaanka Guddiga farsamada maamul u sameynta dowlad gobaleedka Galmudug ayaa maanta ka bilaabay magaalada Dhuusamreeb xareynta odeyaal dhaqameedka loogu tala galay soo xulista xildhibaanada cusub ee ka kala imaanaya deegaannada kala duwan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Akhriso: Sida Loo Ansixiyey Ku Noqoshada Miisaaniyadda 2019 Golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xaruntooda Muqdisho, waxaana shir-guddoominaayey gudoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Ajendaha ahaa marinta Akhrinta 3-aad sedexaad…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Gabar Ku Nool Wadanka UK Ayaa Kubbaddo Ku Wareejisay Dhallinyarada Ku Dheela Wadooyinka Wadooyinka magaalada Muqdisho waxaa kolkaad marto aad arkaysaa baahiyo badan ay qabaan dhallinyarada jecel xirfada kubbadda cagta,iyagoo ku dheelo wadooyinka halista ee degmooyinka Gobolka. Yaasmiin Cusmaan Maxamed Kastan oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cumar Filish Oo Guddoomiye Cusub u Magacaabay Degmada Shangaani Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdsho, Cumar Maxamuud Filish ayaa guddoomiye cusub wuxuu u magacaabay degmada Shangaani. Aweys Camuudi ayaa wareegto uu soo saaray Filish loogu magacaabay guddoomiyaha degmada Shangaani,…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faah Faahin: Ciidanka Kornayl Caare Oo Weeraray Saldhig Ay Ciidanka Somaliland Ku Lahaayeen Ceerigaabo Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar ay xalay ciidanka Jabhadda Kornayl Caare ku qaadeen saldhig ay ciidamada Somaliland ku lahaayeen magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag. Weerarkan oo ahaa mid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Ku Saabsan Hufnaanta Doorashooyinka Oo Ka Furmay Muqdisho Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kaashanaya hay’adda IESG ee ka taageerta arrimaha doorashooyinka dalka ayaa ku qabtay xarunta Guddiga, aqoon iswaydaarsi ku saabsan hufnaanta iyo horumarinta xiriirka daneeyeyaasha…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidanka DFS Oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaanno Hoostaga Degmada Baardheere, Gedo Ciidanka xoogga dalka ayaa howlgal ay ka sameeyeen gobolka Gedo waxay Al-shabaab kaga saareen deegaanno hoostaga degmada Baardheere ee gobolkaasi. Wararku waxay sheegayaan in howlgalkan oo socday Saddexdii cisho ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre “Labo Bil Ayaa Laga Dhammeynayaa Dhismaha Wadada Isku Xirta Muqdisho Iyo Afgooye” Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali kheyre ayaa sheegay in Waddada u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye lagu soo gaba- gabeeyn doono muddo laba bil ah. Ra,iisul wasaare Kheyre ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Maanta Ee Xildhibaannada Golaha Shacabka? Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan Magaalada Muqdisho . Kulanka Maanta ay Golaha Shacabku yeelanayaan ayuu Ajendahiisu yahay Akhrinta Saddaxaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Loo Xiray Siyaasi Muuse Cali Jaamac? Waxaa xalay xabsi ku yaalla magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ku hoyday Dr. Muuse Cali Jaamac oo ka mid ah siyaasiyiinta aadka looga yaqaano deegaannada Puntland. Ciidamada Booliiska ayaa la…