Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Maanta Ee Golaha Aqalka Sare BFS Sheeko:Baarlamaanka Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in xaruntooda magaalada Muqdisho ay ku kulmaan mudanayaasha golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Sida wararka aan ku helnay, kulanka maanta ayaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faah Faahin: Ciidanka DFS Oo Howlgal Ka Sameeyey Degmada Hodon Ee Magaalada Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa howlgal ay xalay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho ka sameeyeen ciidamada ammaanka ee dowladda federaalka Soomaaliya. Howlgalkan ayeey ciidanka waxay si gaar ah uga…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Itoobiya oo Koonfur Afrika Ka Dalbatay Dhexdhexaadinta Arrinta Biyo-xireenka Ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo axaddii kulan la yeeshay madaxweynaha dalka Koonfur Afrika Cyril Ramaohosa ayaa ka dalbaday inuu dhexdhexaadin ka sameeyo muranka biyo xireenka ee u dhaxeeya dalal…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga DEG DEG: Barakac Ka Socda Deegaanka Tooratoorow Ee Shabellaha Hoose Wararka naga soo gaaraya deegaanka Tooratoorow ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay saakay isaga barakacayaan dadka shacabka ah, kadib casbi soo wajahday. Ciidamada sida gaarka ah…