Madasha Xisbiyada Qaran oo Sheegtay inuu Sharci Darro Yahay Bandowga Saaran Caasimadda Muqdisho Sheeko:Dalka Warsaxaafadeed ka soo baxay madasha xisbiyada qaran oo uu hoggaamiyo ka yahay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxaa lagu sheegay in bandowga saaran magaalada Muqdisho islamarkaana… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo oo Xil Ka Qaadis Ku Sameeyay Masuuliyiin Ka Tirsan Maamulka Gobalka Banaadir Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa xilalkii ka qaaday guddoomiye ku xigeenkii arrimaha maaliyadda iyo maamulka Ibraahim Mahad Alle iyo guddoomiye ku xigeenkii gobalka Banaadir ee howlaha guud Fiidoow, isaga…