Gedo: Tuulooyin Ku Baaba’ay Fatahaad uu Sameeyay Wabiga Jubba iyo DF oo Gurmad Laga Dalbaday Sheeko:Dalka Guddoomiyha degmada Luuq ee Gobolka Gedo Ibraahim Maxamed Nuur Towfiiq ayaa sheegay in 92 Tuulo oo ku yiillay Webiga Jubba hareerahiisa ay baabi’isay fatahaad halkaasi ka dhacday dhowaan. Ibraahim Towfiiq … 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Shariif oo Sheegay in Heshiisyo Qarsoodi Ah uu Ka Dhaxeeyo Itoobiya iyo Madaxda DFS Madaxweynhii hore ee dalka haatanna ah guddoomiyaha madasha xisbiyada qaran oo ka hadlayay diyaaraddii ciidan ka tirsan Itoobiya ay ku ku rideen degmada bardaale ayaa hoosta ka xariiqay inuu jiro…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka International Crisis Group: Soomaaliya Kama Dhici Karto Doorasho Qof iyo Cod Ah ee Halagu Laabo Tii 2016 Soomaaliya waa iney iska ilowdaa rajada ah in ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah, waana iney dib ugu laabato qaabkii 2016-kii xilligan uu si aad ah u faafayo…