Xisbiga Himilo Qaran: Dowladda Federaalka Ah Weli Ma Bixin Magtii Maxkamadda Sare Noo Xukmisay Sheeko:Dalka Xisbiga Himilo Qaran ayaa sheegaya in weli aaney dowladda federaalka ah bixin magdhow ay xukmisay maxkamadda sare ee dalka horraantii April ee sanadkan taasoo la xiriirtay xayiraadii safar ee bishii… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo Bilowday Xaraashka Bolookyo Shidaal, Maxaa Ka Dhalan Kara? Wasiir ku xigeenka wasaaradda Batroolka Maxamuud Cabdikadir Hilaal ayaa talaadadii waxaa uu bartiisa Twetterka soo dhigay in dowladda federaalka ah ay bilowday xaraashka ilaa 7 bolook oo shidaal isaga oo…