Saciid Haybe “Hadafkeena Xulka Qaranka Waa In Gaarnaa Kaalamaha Hore Ee Caalamka ” Sheeko:Cayaaraha Falanqeeyaasha Ciyaaraha Soomaaliya ayaa bogaadiyay wax qabadka iyo natiijooyinka wanaagsan uu keenay maamulaha Xulka Qaranka Soomaaliya Saciid Cabdi Haybe oo u dabaal dagay sanad guuradii ka soo wareegtay markii jagadaas… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Cosoble iyo Maamulka Cusub ee Hirshabelle oo Ku Kala Aragti Duwan Amni Darrida Ka Jirta Waddada Muqdisho-Jowhar Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa sheegay in amni xumida ka jirta waddada xiriirisa magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar oo ay tahay mid siyaasadeysan, isaga oo intaas…
5 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Sharciga Galmada Ee Horyaallada Golaha Shacabka, Beesha Caalamkana Ka Qeylisay Waxaa haatan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah horyaalla sharciga dambiyada galmada la xidhiidha. Ujeedka sharciga ayaa ah in dhibaneyaasha ay helaan xaq soor u qalma dhibka loo geystay iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xoogga Dalka oo Dhaqdhaaqyo Ka Wada Shabeellada Hoose Wararka ka imaanaya shabeellada hoose ayaa sheegaya iney jiraan dhaqdhaqaaqyo ay halkaasi ka wadaan ciidamada xoogga dalka. Deegaannada sida gaarka ay hawlgalka uga wadaan waxaa ka mid ah sida la…