Wasaaradda Amniga Galmudug oo Taageero Weydiisatay Saafaaradda Mareykanka Sheeko:Amniga Wasiirka amniga dowlad goboleedka Galmudug Axmed Macalin Fiqi oo uu wehlinayay wasiirka qorsheynta maamulkaas oo maalmahaan ku suggnaa Muqdisho ayaa maanta xarunta Safaaradda Maraykanka waxaa ay kula kulmeen mas’uuliyiin ka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Murashaxii Mucaaradka Dalka Uganda oo Xabsiga La Dhigay Hogaamiyaha Xisbiga National Unity Party ayaa xabsiga loo taxaabay maanta kadib markii uu si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu u sharaxan yahay xilka Madaxweynaha doorashada Yugandha ee la qorsheenayo inay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Joogtada ah Ee Golaha Shacabka oo Kulmay Guddiga Joogtada ah ee golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka ayaa maanta Muqdisho ku yeeshay kulan kamid ah Kalfadhiga 8-aad Kulankiisa 1-aad ee Golaha Shacabka, waxaana shir guddomiyey guddomiyaha golaha shacabka…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Gabar Yar oo Afar Jir ah oo Laga Soo Badbaadiyey Burburka Dhulgariirkii Turkiga 91 Saacadood Kadib. Gabar yar oo afar jir ah ayaa laga soo saaray daar ku burburtay dhul gariir jimcihii aynu soo dhaafnay ka dhacay dalka Turkiga . Gabadha ayaa laga helay dhismaha hoostiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Guddoomiye Garooje ” Bahda Isboortiga Waan In Ay Si Hufan Ula Shaqeeyaan Wasiir Xamse Saciid Xamsa” Guddoomiyihii hire kooxda Elman Cabdirisaaq Faarax Cumar (Garooje) ayaa ugu baaqay xiriirada ka dhisan Soomaaliya in ay si dhaw ula shaqeeyaan Wasiirka Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciis Xamsa,isagoo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Goorma Ayaa La Dhageysan Doonaa Khudbadaha Murashaxiinta Guddoonka Baarlamaanka 2aad? Xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka 2-aad ee maamulka Hirshabeelle ayaa lagu wadaa in gelinka dambe ee maanta ay dhageystaan khudbadaha Mushariinta u taagan xilka guddoomiyaha iyo ku-xigeennadiisa. Musharaxiinta ayaa la filayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Dad Gaarayo 100 Ruux oo Lagu Laayey Itoobiya Weerar khsaare badan dhaliyey oo ka dhacay dalka Itoobiya ayaa waxaa lagu la’yahay dad tiradooda lagu sheegay in ka badan 100 ruux, waxaana si gaar ah uga dhacay waqooyiga gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Waare oo Ka Tagay Xil Waqtigiisu Dhacay Madaxweynaha saacadaha u harsan yihiin ee Hirshabelle ayaa shaaciyey inuu iska casilay xilka madaxweynnimo ee maamulka Hirshabelle. Waare ayaa sabab uga dhigay kadib markii la diiday taladiisa aheyd in doorashada…