Guddoomiye Ciiro “Kooxda Puntland Waa Diyaar” Sheeko:Cayaaraha Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Puntland Maxamed Cali Ciise (Ciiro) ayaa sheegay innay u diyaarsanyihiin ka qeybgalka tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020,isagoo sheegay in ay gaari doonaan ilaa heerarka… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya oo gaaray magaalada Baydhabo Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminaya oo gaaray magaalada Baydhabo ayaa waxa si diirran ugu soo dhaweeyay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Akhriso: Faahfaahinta Shil Gaari oo Ka Dhacay Duleedka Garoowe Waxaa warar dheeraad ah laga helayaa shil gaari oo ka dhacay duleedka magaalada Garowe ee gobolka Nugaal ee dowlad goboleedka Puntland, waxaana lasoo sheegayaa inuu jiro khasaare. Shilka gaari ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Xasan: Maanta Dalku waxaa uu Taagan yahay in Tooratoorow loo Xukun Tago Madaxweynihii Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ka hadlayey madasha Talo-wadaag ee ka baxay Goobjoog TV ayaa sheegay in maanta ay heerka cadaaladda ka liidato xilligii 2016-kii isaga oo tusaale u…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Xasan Sheekh: Milkiilaha la Sheegayo Waa Fahad Yaasiin Nabad sugidda ayuu Booliiska ku kor dumiyey, Maantana Siyaasadda Ayuu Duminayaa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayey madasha Talo-wadaag eek a baxayey Telefeshinka Goobjoog ayaa sheegay in Fahad Yaasiin oo hadda ah agaasimaha nabad sugidda uu yahay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidamada Ammaanka Puntland oo Howlgallo Kawada Boosaaso Ciidamada ammaanka magaalada Boosaso oo howlgallo kala duwan ka wada xaafadaha magaaladaasi, ayaa sameeyey hub aruurin, waxaana howlgalka iska kaashanaayey ciidamada PSF Puntland iyo kuwa PMPF. Taliska Booliska gobolka Bari…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Xukuumadda Itoobiya oo Guulo Ka Sheegatay Dalgaalka Gobolka Tigray Dowladda Itoobiya ayaa guulo waxaa ay ka sheegatay dagaalka gobolka Waqooyiga dalkaas, waxaana ay durgayaan magaaliyin gobolka waxaa xoogaga u daacad ah maamulka gobolkaas ee TPLF, ka qabsadeen magaalada Adigrat. Maamulka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Shirka Musharaxiinta oo Maalintii Labaad Galay, Kulankii Koowaad Maxaa Looga Hadlay? Waxaa magaalada Muqdisho maalintii labaad ka socda shirka wadatashiga Musharaxiinta madaxweynaha dalka, waxaana shirka ka qeyb galayo Mushaxiin ku dhow ilaa 15 musharax, waxaana shirkoodo ku egyahay maalinta bari. Daahir…