Ciyaaryahan Salaad Shiino “Wasiir Xamse Saciid Way Ka Go’antahay Horomarinta Isboortiga Soomaaliya” Sheeko:Cayaaraha Tan iyo markii bishii October 2020 Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya loo magacaabay mudane Xamse Saciid Xamse,waxaa bahda isboortiga dalka ay soo dhaweeyeen Wasiir Xamse iyo saxiibadiisa Wasaaradda,iyagoo sheegay in… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jubbaland oo Warsaxaafadeed Kasoo Saartay Arrimaha Doorashooyinka Federaalka Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta warsaxaafadeed kasoo saaray xaaladda guud ee dalka iyo arrimaha doorashooyinka, waxaana lagu xusay in Jubbaland ay diyaar u tahaya in dalka ay ka qabsoonto doorasho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsiga Garoowe oo Xiran iyo Mudaharaad Ka Dhacay Magaalada Waxaa maanta gabi ahaan xiran ganacsiyada kala duwan ee magaalada Garowe ee caasimadda maamulka Puntland, kadib markii ganacsatadu ka cabteen sicir barar ku yimid lagaha Shilinka Soomaaliga iyo Dollarka. Boqolaal…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dil Ka Dhacay Galgaduud iyo Faahfaahin Laga Helayo Waxaa warar dheeraad ah laga helayaa dil saaka waabarigii ka dhacay deegaanka Godiblabe ee oo hoostaga degamada Cadaado ee gobolka Galgaduud, kadib markii halkaas lagu dilay nin deegaan siweyne looga…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Soomaaliya oo Dalbatay in La Baabi’iyo La Dagaalanka Burcad Badeedda Xilli Labo Doon La Badbaadiyey Golaha ammaanka ee qaramada midoobey ayaa jimcihii waxaa uu soo saaray qaraar muddo hal sano ah loogu kordhiyey hey’addaha ama guddiga qaabilsan ladagaalanka burcad badeedda, inkasta oo uu golaha leeyahay…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Xog: Shirka Turkiga iyo Magacyada Shirkadaha Laga Cabsiqabo in Lasiiyo Rukhsado Midowga murashaxiinta madaxtiinimada Soomaaliya ayaa qoraal ay sabtidii soo saareen waxay walaac ka muujiyeen iskudeyga wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ay ku dhiiratay iney bixiso ruqsadaha baarista Shidaalka, iyagooo ku tilmaamay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Midowga Murashaxiinta oo Laaley Doorashada Guddiga Lagu Muransanyahay, Una Digay Farmaajo Midowga murashaxiinta ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay doorashada guddoonka guddiga lagu muransanyahay ee doorashada dadban, kaas oo ay horay u magacawday dowladda federaalka ah. Qoraal kasoo baxay murashaxiinta ayaa…