Golaha Shacabka oo Waxkabedel Ku Sameeyey Mudddo Xileedka BFS Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha golaha shacaka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh oo kulankii maanta ee golaha ka hadlay ayaa sheegay in golaha shacabka uu wax ka bedel uu maanta ku sameeyey… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Xeer Ilaaliyaha oo Warbaahinta u Digay iyo SJS oo Cambaareysay, Kuna Sheegtay Hanjabaad Xeer ilaaliyaha guud Suleymaan Maxamed oo khamiistii hadlayey ayaa uga digay warbaahinta Soomaaiyeed wararka kicinta iyo beegsiga ah isaga oo sheegay iney welwel ka qabaan “In maalmahan si qaldan loo…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Som United Oo Qalab isboorti Ku wareejisay Akadeemiyada Itaal Kooxda Som United ee ka ciyaarta horyaalka heerka afaraad ee dalka Sweden ayaa gab isboorti ku wareejisay akeedimiyada Itaal FC ee ka dhisran Magaalada Muqdisho,waxaana howshan bilaaw u tahay wada-shaqeyn…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sare-ukaca Ganacsiyada ay Haweenka Soomaaliyeed Hoggaamiyaan Sidee ayuu u Kaabaa Dhaqaalaha Dalka? Haweenka waxaa loo tixgeliyaa in ay ka mid yihiin hal-abuurayaasha ugu korista badan adduunka. Haddana waxaa la isku raacsan yahay in hal-abuurka iyo ganacsiyada haweenka ay muhiim u yihiin horumarka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Musharraxiinta oo La Kulmay Xubnaha BF Ugu Jira Somaliland Waxaa goor dhow magaalada Muqdisho kulan uga furmay golaha midowga Musharraxiinta, qaar kamid ah siyaasiyiinta iyo xildhibaanno labada gole ah oo kasoo jeeda gobalada Waqooyi ee Somaliland. Shirka oo uu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka oo Gudagalay Meelmarinta Miisaaniyadda 2021-ka Xildhibaannada golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa kulan maanta waxaa ay ku leeyihiin xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Ajandaha kulanka ayaa waxaa uu yahay Akhrinta koowaad ee Miisaaniyadda dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Jadwalkii Doorashada Dadban oo Gebi Ahaan Burburay, 6 Qodob oo Qornaa 5 Ka Mid ah Waxba Lagama Qaban Waxaa gebi ahaanba burburay jadwalkii doorashada dadbanaa ee ay ku heshiiyeen madaxda dowladda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada ee Soomaaliya October 2, 2020 Hab-raac la sameeyey waxaa ku xusnaa dhammaan…