Heshiis Laga Gaaray Shahaado Siinta Ardayda Puntland Sheeko:Waxbarashada Wasaaradaha waxbarashada dowladda federalaka Soomaaliya iyo maamul goboleedka Puntland ayaa gaaray heshiis lagu xalinaayo khlaafka ka dhashay shahaadooyinka iyo imtixaanaadka arayday dugsiyada sare ee ku sugan deegaannada maamul goboleedkaas oo… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxay Ka Wada Hadleen Uhuru iyo Biixi? Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta xarunta aqalka madaxtooyada ee dalkaasi kulan gaar ah kula qaatay wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Qoraal kasoo baxay madaxtooyada Kenya oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xoogga Dalka oo Sheegay in Jilib Lagu Dilay Saraakiil Al-shabab ah Ciidamada Kumaandooska xoogga dalka ee Danab ayaa sheegay howlgal dhanka cirka ah oo laga sameeyey gobolka Jubbada dhexe lagu dilay saraakiil ka rtirsan Al-shabab, howlgalka ayaa waxaa uu si gaar…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Khasaare Ka Dhashay Gaari Ku Gubtay Duleedka Gaalkacyo Gaari siday dad rakaab ah ayaa waxaa uu dab ku qabsaday gobolka Mudug, xili uu ku sii jeeday magalaada Gaalkacyo, gaariga ayaana ahaa nuuca loo yaqaano Leylo Calaawi , waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Aweys Aar “Mushaarkayga Ayaan Ku Bixiyaa Horomarinta Kooxda Da’yarta Itaal FC” Agaasimaha Goobjoog TV ahna Maamulaha Kooxda Akadeemiyada Itaal FC Aweys Xaaji Nuur (Aweys Aar) ayaa sheegay in horomarinta dhalinyarada kooxdiisa uu ku bixiyo mushaarkiisa,balse waxa uu sheegay in uu u baahanyahay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Uhuru iyo Biixi oo Maanta Kulmaya, Akhriso Ajendaha Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Nairobi ay ku kulmaan madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo madaxweynaha Somaliland. Kulanka ayaa imaanaya kadib markii uu axaddii booqasho ku tagay dalkaasi hoggaamiyaha maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mareykanka oo Bilaabay Hawlgalka Tallaalka Covid 19, Soomaaliya Baahi Weyn Ayaa Loo Qabaa Dalka Mareykanka ayaa maanta bilaabay hawgalka tallaalka Covid 19, taas oo lagu sheegay tii ugu ballaarneyd dunida, ilaa 20 million ayaa lagu wadaa in bishan ay helaan tallaalkan. Sida wararku sheegayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Soomaaliya oo Kenya Ashtakootay, IGAD oo Ka Fariisan Doonta Cakirnaanta xaaladda diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya ayaa cirka isku shareertay kadib markii Muqdisho ay si rasmi ah u dacweysay Nairobi. Sida lagu qoray bogga wasaaradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya,…