Midowga Musharraxiinta oo Cambaareeyey Mudaharaadayaal Muqdisho Lagu Rasaaseeyey Sheeko:Amniga Golaha midowga Musharraxiinta ayaa si kulul u cambaareeyey rasaas maanta ciidamada dowladda ay ku fureen dad dhigayey mudahaaraad ka dhan ah Farmaajo, waxaana jiray khasaare ka dhashay rasaastaasi oo soo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Maxamuud Sayid Aadan Oo Booqday Kooxda Jubaland Madaxweyne kuxigeenka koobaad ee Maamul Goboleedka Jubbaland Ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa booqday Garoonka kubbadda cagta Waamo ee Magaalada Kismaayo,halkaas oo ay tababaro ku qaadanayeen kooxda kubbadda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxkamadda Ciidamada Puntland oo Xukun Ridday Askari Dil Geystay Maxakamadda ciidamada dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta soo gabagabeysay dheygisiga dacwadda dad lagu eedeeyey in ay ka tirsan yihiin Al-shabab iyo askari hore u dilay askar kale oo ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Muqdisho: Khasaare Ka Dhashay Dibad-baxyo Rabshado Watay oo Lagu Diidanaa Farmaajo Waxaa saaka ka dhacay qebo ka mid ah magaalada Muqdisho dibadbaxyo lagu diidanyahay siyaasadda madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Dibadbaxan oo ay soo abaabuleen mucaaradka ayaa la sheegay iney ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Muqdisho: Ciidamo La Dhigay Jidadka Si Looga Hortago Dibadbaxyo Looga soo Horjeedo Farmaajo Waxaa saaka ciidamo badan la dhigay jidadka qeybo ka mid ah caasimadda Muqdisho iyada oo yar tahay isu socodka dadka iyo gaadiidka.C Ciidamada la daadiyey ayaa la sheegay in looga…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Soomaaliya oo Xiriirka u Jartay Kenya, Akhriso Sababta Dowladda Soomaaiya ayaa waxaa ay xiriirka u jartay dalka Kenya iyada oo u yeertay dhammaa diblomaasiyiinteeda u jooga Kenya, kuwa Kenyaakana amatay iney ku baxaan muddo 7 maalmood ah oo…