Turkiga oo Taageeray Guddigii Lagu Muransanaa iyo Midowga Murashaxiinta oo u Digay Sheeko:Amniga Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya oo qoraal soo saaray maanta ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay inuu Turkiga taageero guddigii doorashada ee lagu murasnanaa iyaga oo ugu baaqay Safiirka Turkiga ee… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Xukun Ridday Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku ridday rag lagu eedeeyey in ay ka tirsanaayeen Al-shabaab, kuwaas oo maxkamaddu xustay in ay dileen askar ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xil. Salaad: Farmaajihii Xil-Jaaliyadeed Laga Qaadi waayay Miyaa mid Ka sareeya in uu Wareejiyo Laga Sugayaa?! Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan golaha shacabaka ee baarlamaanka federaalka ayaa isweydiiyey sida Farmaajo oo ah ninka hadda ah madaxweynaha Soomaaliya oo horay u diiday inuu wareejiyo xil jaaliyad…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Mucaaradka oo Ku Adkeysanaya iney Dibad-baxyadu sii Socdaan iyo Wasaaradda Amniga oo Ka Digtay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayey dibadbaxyadii dhacay talaadadii ayaa sheegay iney soo soconayaan oo weliba ay ka qeyb geli doonaan madaxda mucaaradka. Madaxweyne Xasan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Cumar Finish: Dad Ayaa Afuufaya Colaad Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo la hadlay koox dad ah ayaa sheegay dad rabshadaha bilaabay ay ahaayeen dad laga leeyaay dibadda, halka dhalinyarada qoryaha watana uu ku tilmaamay iney dhibeyso xiriirka…
4 daqiiqo Sheeko:Amniga Beesha Caalamka oo DF iyo Mucaaradka Ugu Baaqday Wada hadal iyo In Laga Waantoobo Hadal Ama Ficil Xun Beesha caalamka ayaa qoraal ay kasoo saartay xaaladda Soomaaliya waxaa ay dhinacyada kala duwan ee dowladda federaalka ah iyo mucaaradka ugu baaqday wadahal, iyada oo dhanka kale kula talisay in…