Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Gaaray Boosaaso iyo Ujeedka Safarkiisa Sheeko:Amniga madaxweyne ku-xigeenka dowlag goboleedka Puntland Axmed Cismaan Karaash iyo wafdi uu hogaaminaayey ayaa maanta gaaray magaalada Boosaso ee gobolka Bari, iyadoo halkaas siweyn loogu soo dhoweeyey. Soo dhoweyne kadib Axmed… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xoogga Dalka oo Sheegay in Ay Qabteen Saraakiil Al-Shabab ah Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka ee Danab ayaa sheegay in howlgal ay ka sameeyeen maanta gobolka Shabeellada hoose ay ku soo qabteen labo sarkaal oo katrasan A lshabab. Howlgalkaan aya waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Xilidhibaan Afgooye Oo Madaxweyne Lafta Gareen Iyo Xildhibaanada Ugu Baaqay In Dhaqaalo Xoogan Lagu Bixiyo Horomarinta Iyo Guulaha Kooxda Koonfur Galbeed Tartanka Maamul Goboleedyada iyo Banaadir oo sanadkii saddexaad ay marti gelinaysa caasimada Muqdisho ayaa si weyn loo hadlayaa xiisahiisa,dhamaan kooxaha ka qeyb galaya ayaa ku sugan Magaalada Muqdisho,iyadoo koobkan ay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qarax Khasaare Geystay oo Ka Dhacay Baladweyne Wararka naga soo gaarayo magaalada Beledweyne ayaa waxaa ay sheegayaan in maanta qarax uu ka dhacay xaafadda Howlwadaag ee magaaladaas. Qaraxa oo ahaa miinada dhulka lagu aaso ayaa waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Galkacyo: Dhimashada oo Gaartay 18 iyo Aaska Meydadka uu Ka Qeybgalay Ra’isul Wasaaraha Wararkii ugu dambeeyey ee kasoo baxa qaraxii jimcihii ka dhacay Galkacyo ayaa sheegaya in dhimashada ay korortay. Kooxda gurmadka degdega ee Galkacyo waxay arkeen dhimasho 18 ruux ah oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Farmaajo oo Djibouti u Duulay, Akhriso Ajendaha Shirka IGAD Maxamed Cabdullaahi Farmaajo , Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Jabuuti, halkaas oo uu madaxweeynuhu kaga qeyb geli doono Shir deg-deg ah oo waddamada…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Hargeisa: Madaxweyne Biixi iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Malawi oo Kulan Yeeshay Muuse Biixi Cabdi, Madaxweeynaha Somaliland ama xafiiskiisa Xarunta madaxtooyada magaalada Hargeysa kulan kula qaatay wafdi uu hogaaminayay wasiirka arrimaha dibadda dalka Malawi Eisenhower Nduwa Mkaka oo safar booqasho ku tegay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga In Ka Badan 5 Qof Oo Ku Dhimatay Dagaal Beeleed Ka Dhacay Kaaran, Bariga Muqdisho Wararka ka imaanaya bariga Muqdisho ayaa sheegaya in degmada Kaaraan uu ka dhacay dagaal beeleed sababay ku dhowwaad dhimashada 10 qof oo labada dhinac ah. Dagaalkan oo la sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Kismaayo: Jubbaland Waxay Iska Difaaceysaa Cid Kasta oo Khal-khal iyo Degenaashiyo La’aan Waddo Dowlad goboleedka Jubbaland oo warsaxaafadeed kasoo saartay arrinta Gedo ayaa sheegay wax ay ugu yeertay faragelinta iyo khal-khalka amni ee ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ka waddo gobolka Gedo ee Jubbaland…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka Hirshabeelle oo Ansixiyey Ajendayaal Dhowr ah Waxaa maanta magaalda Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle ka qabsoomay kulanka golaha wakiillada maamulkas oo ahaa Kalfadhiga 1aad Fadhigiisa 9aad ee golaha, waxaana shir guddoomiye guddoomiye Cabdixakim Luqmaan xaaji…