Dhismaha Wajiga Labaad Ee Waddada Ceel Daahir iyo Geerigaabo oo Bilowday Sheeko:Amniga Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland Axmed Cismaan Karaash ayaa maanta xarigga ka jaray dhismaha wajiga labaad ee waddada xiriirisa Ceel Daahir iyo Ceerigaabo, oo dib loo bilaabay hakad ay gashay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Madaxweyne Geelle oo Shaaciyey Inuu Yahay Mashax Doorashada 2021-ka Madaxweynaha wadanka Jamhuuriyadda dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa shaaca ka qaaday in uu yahay musharax madaxweyne doorashada soodan ee Bisha April 2021 ka la filaayo in ay qabsoonto wadankaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Wasiir Daahir Cabdi “Koonfur Galbeed Way U Qalantaa Hanashada Tartanka Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir” Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Tamarta Iyo Biyaha Dowladda Soomaaliya Daahir Cabdi Cabdullahi (Dr.Go) sidoo kalane ah Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidamada Ammaanka Boosaso oo Ka Hadalay Howlgallo Laga Sameeyey Magaalada Ciidamada ammaanka magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegay in howlgal ay sameeyeen xaafadaha kala duwan ee magaalada ay kusoo qabteen rasaas iyo waxyaabaha qaraxyada laga sameeyo. Lamaaha…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka UK oo Ka Walaacsan Faafitaanka Nuuca Cusub Ee Koroona Wadan UK waxaa uu aad uga walaacasan yahay qatarta xanuunka Koroona wajigiisa cusub oo soo ifbaxay, waxaana uu sababay in dalka uu ka go’doomo dunida inteeda kale, waxaana hakad galay…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Booliiska Kenya oo Helay Meydka Guddoomiye Horey Loo Afduubtay Ciidamada Booliiska wadanka Kenya ayaa sheegay in la helay meydka guddoomiyihii degmada Gumarey oo maalinimadii Jimcaha ay afduubteen Al-shabab, kadib weerar ay ku soo qaadeen saldhiggii degmada oo gudoonka ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhimasho iyo Dhaawac Ka Dhashay Shi Gaari oo Ka Dhacay Muqdisho Shil gaari oo sababay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho, kadib markii gaari uu ku rogmaday isgoyska Sanca ee degmada Kaaraan, gaariga ayaana…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Qarax Khasaaro Dhaliyey oo Ka Dhacay Dalka Afgaanistaan Qarax loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa ka dhacay magaalada Kabul ee caasimadda u ah dalka Afghanistan, kaas oo la dhigay waddada dhinaceeda, gaariga ayaa ahaa nuuca…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Madaxweyne Lafta Gareen Oo Hambalyo U Diray Ciyaartooyda Koonfur Galbeed Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa Hambaliyo iyo Bogaadin udiray kooxda Kubbadda Cagta Koonfur Galbeed oo Guul muhiim ah ka gaartay naadiga Jubbaland,iyagoo sanadkii sadexaad ka qeyb…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Xasan: Soomaaliya Waxay u Baahan tahay Siyaasad Arrimo Dibad oo Qab iyo Caadifado aan ku Saleysnaanin Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh oo ka hadlayey madasha Doodsan oo looga hadlayey arrimaha diblomaasiyadda iyo doorashada ayaa ku dheeraaday sida Soomaaliya ugu baahan tahay siyaasadda deggan oo arrimaha…