Musharrax Xildhibaan Cali Maxamed Oo Kulan Dhiiri Gelin Ah La Qaatay Ciyaartooyda Kooxda Galmudug Sheeko:Cayaaraha Musharrax Xildhibaane Golaha Shacabka Cali Maxamed Maxamuud ayaa kulan dhiiri gelin iyo is barasho la qaatay ciyaartooyda Galmudug ee ka qeyb galaya tartanka Maamul Goboleeyada iyo Gobolka Banaadir. Guddoomiyaha Xiriirka… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxay Dawladda Qatar Ka Tiri Wada Wadaxaajoodyada Lagu Xalinayo Xiisadda Khaliijka? Wasiirka arrimaha dibadda ee Qadar Mohammed bin Abdul Rahman bin Jassim Al Thani ayaa xaqiijiyay in guul laga gaaray dadaallada lagu doonayo in lagu soo afjaro xiisada khaliijka ee soo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Beesha Caalamka oo Murashaxiinta Ka Ballan Qaaday Iney Dalka Ka Dhaceyso Doorasho Hufan Waxaa galabta Jazeera Hotel ku soo gaba gaboobay kulan aalada la iska arko ku dhexmaray Midawga Musharixiinta iyo Wakiilada beesha Caalamka. Kulanka ayaa diiradda lagu saarayay xaalada uu dalku marayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ayax Ku Degay Gobolka Bokol Ayax ayaa saaka Waabarigii ku degay beero ku yaalla degmada Xuddur ee gobolka Bokol, kaas oo soo gaaray shalay gelinkii dambe, waxaana uu dhibaato ka sameeyey beerihii uu ku degay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddiga Lagu Muransanaa oo Go’aansaday Iney Doorashada Aqalka Sare Qabtaan Kahor 6-da Janaayo Guddiga dhismihiisa lagu muransan yahay doorashooyinka ayaa maanta shaaciyey jadwal ku sheegeen iney tagay xilli rasmiga ah ee doorashooyinka Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka ay dhacayaan. Qoraal kasoo baxay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cayaaro: Puntland vs Jubbaland oo Barbarro Galay Waxaa goordhaw soo gabagaboobay kulan ciyaareed xiisa badan oo u dhaxeeyay xulalka kubadda cagta maamullada Jubbaland iyo Puntland, kaas oo ka tirsana Tartanka maamul gobaleedyada dalka. Kulankan oo ka dhacay…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Ridday Maxkamadda darajada 1aad ee ciidanka ayaa maanta waxaay ay xabsi daa’in ku xukuntay Xasan Cabdullaahi Aadan oo loo horay loogu qabtay isaga oo diyaarinaya qarax lala damacsanaa hoyga murtida iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxkamad ku Taalla Dalka Ingiriiska oo Xukun Xabsi ah ku Ridday Muwaadin Soomaaliyeed Ibraahim Cabdullahi, oo 29-jir ah , ayaa maxkamad ku taalla Magaalada Newcastle ee dalka Ingiriiska waxaa ay ku riday xukun xabsi waqti dheer ah . Muwaadinkaan Soomaaliyeed ayaa waxaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Wasiir Najax “Rajadeenu Waa Hanashada Koobka Maamul Goboleedyada Iyo G/Banaadir” Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada Koonfur Galbeed Ibraahim Aadan Najax ayaa u mahad celiyay taaageerayaasha kooxda kubbadda cagta Koonfur Galbeed kaalinta ay ka qaateen kulankii ay ka baiyeen xidigaha Koonfur Galbeed…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Hirshabelle: Baarlamaanka oo Muddada Xilheynta Hey’adaha Federaalka ah ka Dhigay 5 sano Baarlamaanka Hirshabelle ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey in muddo xileedka hey’adaha dastuuriga ah laga dhigo 5 sano halkii ay ka aheyd 4 sano. Arrintan ayaa dhacday kadib kalfadhiga…