Cali Yare Oo Balan qaad U Sameeyay Ciyaartooyda Gobolka Banaadir Sheeko:Cayaaraha Guddoomiye kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Cali Maxamed Wardheere (Cali Yare) ayaa kulan dhiirihgelin u sameeyay ciyaartooyda kooxda Gobolka Banaadir ee soo gaartay fiinalaha tartanka Maamul Goboleedyada iyo… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Maamulka Gobolka Banaadir Ayaa Kulan Dhiirigelin Ah U Sameeyay Ciyaartooyda Iyo Macallmiinta Gobolka,Iyagoo U Rajeeyay Guul Iyo Horomar Maamulka Isboortiga Gobolk Banaadir ayaa kulan dhiirigelin u sameeyay ciyaartooyda matalaysa Gobolka ee markii ugu horeesay soo gaartay heerka ugu danbeeya tartanka kubbadda cagta Mamaul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlay Kulankii Golaha Shacabka Ee Moddo Xileedkiisu Dhammaaday Golaha Shacabka waqtigiisu dhamaaday ee BFS Ayaa Maanta Yeeshay Kulankooda Caadiga ee Uu Shir Guddominaayey Guddomiye Ku Xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cawad Cabdalla Ajendaha Kulanka Ayaa Ahaa…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Wasiir Fiqi “Yaa Noo Fasiri Kara Sababta Dib Loogu Dhigay Ciyaarta Fiinaalka” Wasiirka Amniga Galmudug Ahna Xildhihaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliiya Axmed Macallin Fiqi ayaa qoraal uu soo dhigay barahiisa bulshada kaga hadlay sababta ay u baaqatay ciyaarta Fiinaalka ee…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka Hirshabeelle oo Meelmariyey Miisaaniyadda 2021-ka Golaha wakiillada Baarlamaanka Hirshabeelle oo maanta Jowhar ku yeeshay Kalfadhiga 1aad Kulankiisa 12, waxaana Shir Gudoominayey Gudoomiyaha Baarlamanka Hirshabelle Dr. Cabdixakim Luqmaan xaaji Muxumed Ajendaha Kulankaan ayaa ahaa Ansixinta Miisaaniyada…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Guddoomiye Faadum Cali “Dhammaan Ciyaartoyda Galmudug Wadanka Turkiga Ayaan Geyn doonaa” Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Galmudug Faadumo CaliCali (Faadumo Faandhe) oo ku hadleysay Magaca Madaxweynaha,Madaxweyne ku xigeenka iyo Hogaanka Baarlamaanka Galmudug ayaa Ciyaartoyda Galmudug u balan qaaday,Hadii ay ku guuleystaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Xaashi oo La Kulmay Deni iyo Madoobe Guddoomiyaha aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Abdi Xaashi Cabdillaahi ayaa waxaa uu kulan kula qaatay madaxweyna yaasha Puntland iyo Jubbland Siciid Cabdillaahi Deni iyo Axmed Madoobe. Guddoomiyaha ayaa laba…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dabley Hubeysan oo Dil iyo Dhaawac u Geysatay Darawallo Ku Safreyey Jidka Hiiraan Wararka aan ka helayno gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in habeennimadii xalay dil iyo dhaawac loo geystay darawallo ku safreysay inta u dhaxeysa Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud, kadib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug Oo Mahadceliyay Ciyaartooyda iyo Macallimiinta Ee Soo Gaaray Fiinaalaha Tartanka Maamul Goboleedyda Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baalrmaanka Galmudug iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlaamankaas ayaa ku dhiiri gelin iyo mahad celin u sameeyay ciyaartooyda kooxda kubbadda kooxda Galmudug ee markii ugu horeesay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xildhibaannada Federaalka ah oo Kaararkooda Aqaansiga Lagu Daray Hal Sano, Sabab? Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ayaa hal sano loogu daray kaararka aqoonsiga ee ay sitaan. Goobjoog News oo aragtay kaararkaasi, waxaa u qornaa inuu dhacayo 31/12/2021, taasi oo dhigan…