Villa Soomaaliya Oo Aqbashay Banaanbaxa Mucaaradka Sheeko:Amniga War ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu fasaxay banaanbaxa Sabtiga ee ay qabanayaan Musharixiinta Mucaaradka. Dowladda ayaa horay dhowr jeer u diiday in uu dhaco banaanbaxa ay soo abaabuleen… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxkamadda Ciidamada Puntland Oo Wariye Kilwe Xukun ku Ridday Maxkamadda Ciidamada Puntland ayaa xukun ku ridday Wariye Kilwe Aadan Faarax oo muddo ku xiran mid ka mid ah xabsiya Puntland Puntland ayaa wariye Kilwa kusoo eedeysay in uu duubay…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Shirka Farmaajo Uu Ku Baaqay Oo Khamiista Furmaya Waxaa magaaalada Muqdisho la filayaa in berri oo Khamiis ah uu ka furmo shirka wadatashiga Dowladda Federaalka iyo dowlad gobaleedyada dalka . Shirkaan oo uu madaxweeynihii hore dalka ku baaqay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga UNICEF oo Dalbatay in Dib Loo furo Iskuullada Xilli Dowladda Federaalka ah ay Xirtay! Hey’adda qaramada Midoobey u qaabilsan caruurta ee UNICEF ayaa ugu baaqday dalalka dunida iney dib u furaan iskuullada ay caruurta wax ku bartaan si aaney waxbarashada u istaagin. Qoraal ay…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Dowladaha Masar iyo Suudaan Oo Kala Saxiixday Heshiis Difaac Xukuumadaha Cairo iyo Khartoum ayaa Talaadadii shalay kala saxeexday heshiis iskaashi oo difaac ah, iyagoo u diray Itoobiya digniin culus oo ku saabsan muranka xadka Wabiga ee kala dhexeeya Khartoum iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Puntland Oo Walaac Ka Muujisay Markale Shirka Farmaajo Uu Ku Baaqay Maamulka Puntland ayaa war ka soo saaray shirka uu Markale Farmaajo ku baaqay in magaalada Muqdisho ay isugu yimaadaan madaxda dowlad gobaleedyada dalka ,DF iyo Maamulka Gobalka Benadir . Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dowladda Soomaliya Oo Xayiraado Looga Hortagayo Xanuunka Corona ku Soo Rogtay Shacabka Dowladda Soomaaliya ayaa goordhaw ku dhawaaqday in gebi ahaan la xirayo gobaha ay dadka isugu yimaadan sida Goobaha waxbarashada . Wasiirka Warfaafinta Cisman Abukar Dubbe ayaa ku dhawaaqay in muddo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Jubbaland: Waxay Dhiiri Gelinaysaa, Qabtaana in La Tabantaabiyo Waqtina La Siiyo Wada Hadalada U Dhexeeya RW Rooble iyo Midowga Musharixiinta. Dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay ka qeyb qaadashada shirka wadatashiga arrimaha Doorashooyinka. Maamulka Jubbaland ayaa sidoo kale ugu Baaqay Farmaajo in waqti la siiyo wadahadalada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddoomiye Ku-xigeenkii Hore Ee Golaha Shacabka Oo Ku Geeriyooday Muqdisho Allaha u naxariisto waxaa magaalada Muqdisho maanta ku geeriyooday Xildhibaan Axmed Dhimbiil Rooble ( Casoowe) oo ka tirsanaa Golaha Shacabka Barlamaanka Soomaaliya. Xildhibaan Axmed Dhimbiil Rooble Canshuur oo hadda ka tirsanaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Cabdiraxmaan Cabdishakuur “Farmaajo Sharci Uma Haysta In Shir IskuguYeero Maamul Goboleedyada” Golaha Midawga Musharixiinta oo kulan deg deg ah maanta ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa war ka soo saaray shirka uu madaxweeynihii hore ee dalka Farmaajo isugu yeeray madaxda dowlad gobaleedyada…