Shirka Afisyooni oo Furmi Doona Axadda, Akhriso 5 Qodob oo Ku Cusub Sheeko:Amniga Sida ay ogaatay Goobjoog News waxaa dib u dhacay furitaanka Shirka Doorashada ee Afisyooni iyada oo lagu wado in la bilaabo Axadda 23-ka bishan. Haddaba, Halkan ka Akhriso, 5 qodob… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Deni Oo Muqdisho Soo Gaaray Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho. Saciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda dhexe iyo qaar…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddoomiyihii Garasbaaleey iyo Ilaaladiisa Oo Qarax Lagu Dilay Gudoomiyihii Deegaanka Garasbaaleey, C/raxmaan Axmad Cali Garyare iyo 2 ka mida Illaaladiisa ayaa lagu dilay Qarax Miino, xilli ay Masjid Deegaankaasi ku yaala ka soo baxeen Salaadii Jimce. Kooxaha Argagixisadda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Muqdisho: Rooble iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo Qaatay Casho Kalsooni Abuur ah waxaa xalay illaa Saaka magaalada Muqdisho ka socda kulan duceedyo horu-dhac u ah shirka wadatashiga Arrimaha doorashooyinka dalla. Ra’iisul wasaaraha dalla Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulama la qaatay Madaxweynayaasha dowlad…