Ciidamada Itoobiya Oo Lagala Wareegay Magaalada Mek’ele Sheeko:Amniga Wararka naga soo gaarayo dalka Itoobiya ayaa sheegaya in markale Jabhadda TPLF ay la waeeegtay magaalada caasimadda ah gobalka Tigreega ee Makelle . Ciidamada Itoobiya ayaa isaga baxay kadib weeraro… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Guddoomiye Xaaji Aadan “Waxaan Ku Shaqaynaa Khibrada Odayaasha Isboortiga Dalka” Guddoomiyaha Xiriirka Kubad Cagyaraha Soomaaliya mudane Xaaji Aadan Cabdulle ayaa sheegay in shaqooyinka kala duwan ay hayaan madaxda Xiriirka Kubad Cagyaraha Soomaaliya ayaa qeyb ka yihiin ciyaartooydii hore Soomaaliya,isagoo sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xasan Sheekh Oo Booqday Dhaawacyadii Wisil: “ Lama aqbali karo in cadowgu laayo shacabkeenna” Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqday dhaawacyada weerarkii Wisil ee yaalla isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho. Xasan Sheekh ayaa warbixin ka dhageystay dhaqaatiirta gacanta ku haya…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxaa Looga Hadli Doonaa Shirka Rooble iyo Maamul Gobaleedyada? Ra’iisul wasaare Rooble iyo madaxda dowlad gobaleedyada dalka ayaa markale lagu wadaa in muqdisho maanta shir uga furmo . Shirkan la filayo inuu dhaco saacadaha soo socda ayaa waxaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shirka Dooroshooyinka Oo Maanta Furmayo, Guudlawe oo Zoom Ka Soo Galaya Turkiga Waxaa maanta lagu wadaa in uu magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka wadashiga arrimaha doorashooyinka dalka . Madaxweynayaasha Galmudug, Puntland, Koonfur galbeed, Jubbaland, maamulka Gobalka Banaadir iyo Ra’iisul wasaare Rooble…