Jubbaland: Codbixinta Doorashada Aqalka Sare Oo Goordhaw Bilaaban Doonta Sheeko:Amniga Waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta kumeelka maamulka Jubbaland saaka oo khamiis ah ka bilaabatay doorashada Aqalka sare ee dalka. Guddiga doorashooyinka dowlad gobaleedka Jubbaland oo muddooyinkii u dambeyay ku jiray… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Doorashada Aqalka Sare: Jubbaland oo ay Ka Bilaabatay Hadaljeedinta Musharaxiinta Aqalka sare Waxaa hadda Hoolka Daawa ee ku dhex taal xarunta madaxtooyada Jubbaland ka bilaabatay hadaljeedinta musharaxiinta aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah. Munaasabadda ayaa waxaa Goobjoog ka ah xildhibaannada Jubbaland iyo…