Dowladda Soomaaliya ayaa dhigeeda Faransiiska maanta ka gudoontay talaalka xanuunka Corona Virus dhuucisa Oxford/AstraZeneca ee COVID-19. Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in dowladda Faransiiska ay Soomaaliya ugu deeqday 108,000,…