Uhuru iyo Rooble oo Ka Wada Hadlay Kiiska Badda Sheeko:Amniga Waxaa maanta magaalo xeebeedka Mombasa kula ku yeeshay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo ra’isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Rooble. Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay arrimo ay ugu muhiimsan yihiin amniga,… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Rooble Oo La Kulmah Uhuru Kenyata Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa kulan la qaatay madaxweynaha dalka Kenya. Rooble iyo Uhuru Kenyata ayaa kawada hadlay sidii dib loogu soo celin lahaa…
4 daqiiqo Sheeko:Amniga Xog: Deni oo Kursiga Jambeel Koombe u Wareejiyey Majeerteen, Akhriso Isbadallo Kale! Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa maanta soo saaray liiska aqalka saree e BF u matali doona maamulkiisa, liiskann oo aaney kasoo dhex muuqan Sanatarro waa waaweyn sida Cumar Cabdirashiid, Cabdirisaaq…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Markii Ugu Horeysay Dulimaad Heer Madaxweyne Ugu Safray Kenya Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho ka ambabaxay wafdi uu hogaaminayo ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble. Rooble ayaa wafdigiisa waxaa qeyb ka ah xubna ka tirsan golahiisa wasiirada iyo mas’uuliyiin kale.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Arbacada Oo La Qabanayo Doorashada Aqalka Sare Ee Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Gudoomiyaha golaha wakiilada dowlad gobaleedka Puntland, ayaa goordhaw shaaciyayay waqtiga ay qabsoomeyso doorashada xubnaha Aqalka sare ka soo galaya Puntland. War qoraal ah oo ka soo baxay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Puntland: Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Oo Magacaabay Guddiga Qabanaya Doorashada Aqalka Sare Gudoomiyaha golaha wakiilada dowlad gobaleedka Puntland ayaa goordhaw magacabaay guddiga qabanayo doorashada Aqalka sare. Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Gudoomiyaha golaha wakiilada dowlad gobaleedka Puntland ayaa guddigan oo ka kooban shan xubnood…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Rooble Oo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho Kula Kulmay Saraakiisha Ciidamada Booliiska Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan kula qaatay garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho saraakiisha ciidamada Booliiska. Rooble ayaa ciidamada faray sugidda amniga dalka iyo xaqiijinta si gaar ah Ammaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Rooble Oo Saaka U Safrayo Kenya Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socde ee saaka uu safar ugu amba baxo caasimadda dalka Kenya ee Nairobi, kadib casuumaad uu ka helaya…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Af-Soomaaliga Oo Lagu Daray Luqadaha Looga Hadlo Gobalka Minnesota Afka Soomaaliga ah ayaa si rasmi ah loogu daray afafka looga hadlo gobalka Minnesota ee dalka Mareykanka, kadib markii ay halkaasi ay ku soo bateen dadka Soomaalida. Magaalada Minneapolis ee…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Puntland: Deni Oo Shaaciyay Liiska Musharixiinta Aqalka Sare Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa shaaciyay liiska musharixiinta Aqalka sare ee maamulkisa. Deni ayaa maanta soo saaray liiska 22 musharax kuwaas oo u tartamaya 11-kursi ee maamulka…