Wakiilka Dhalinyarada iyo Isboortiga Xafiiska Raysal Wasaraha Soomaliya mudane Cabdiqaadir Macallin Qooje sidoo kalane ah Guddoomiyaha isboortiga iyo dhaqanka Wadanka Finland ee SOCUS ayaa bogaadiyay da’dalaada ay wadaan madaxda Xiriirka Soomaaliyeed…