Shirka Doorashooyinka Oo Afisyooni Ka Furmay Sheeko:Amniga Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho shir uga furmay madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad gobaleedyada dalka. Shirkan oo ka furmay xarunta tababarka ciidamada Cirka Soomaaliya ee Afisyooni, ayaa looga hadlaya xaaladihi… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Deni Oo Muqdisho Soo Gaaray Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni. Deni ayaa Muqdisho kaga qeyb galaya shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka oo caasimadda uga furmayo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Ajendayaasha Shirka Afisyooni Maanta Ka Furmayo Waxaa saacadaha soo socda ee Maanta lagu wada in magaalada Muqdisho uu shir uga furmo madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad gobaleedyada Dalka. Madaxda dowlad gobaleedyada dalka, Maamulka gobalka Banaadir…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxda Dowlad Gobaleedyada Dalka Oo Muqdisho Ku Soo Qul-qulayo Waxaa magaalada Muqdisho ku soo qul qulaya wafuud ee horkacayaan madaxda dowlad gobaleedyada dalka, kuwaas oo maanta lagu wado in uu shir uga furmo magaalada Muqdisho. Hadda ayaa waxaa magaalada…