Midawga Musharixiinta Oo Ka Digay Dagaal Sokeeye Oo Ka Dhaca Dalka Sheeko:Amniga Golaha midawga musharixiinta ayaa war-saaafadeed ka soo saaray xaaladda guud ee dalka si gaar ah doorashooyinka dalka ka socda. Midawga musharixiinta ayaa ka digay cawaaqib xumada ka dhalan karta Habraacyadii… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Wararkii Ugu Dambeyay Ee Xaaladda Baladweyne. Wararka naga soo gaarayo magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in kadib saacado badan oo magaalada xaaladeedu kacsaneyd ay saaka tagan tahay. Ciidamada ka tirsan guutada 5-aad ururka…