Puntland Oo Shaacisay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8-aad Sheeko:Amniga Wasaaradda Waxbarashada dowlad gobaleedka Puntland ayaa maanta ku dhawaaqday Natiijada Imtixaanka Fasalka Sideedaad ee shahaadiga. Natiijada la soo saaray ayaa lagu sheegay in kaalinta Koowaad ee Imtixaanka Fasalka Sideedaad ay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga FAO oo Cagaf-cagafyo, Gawaari iyo Mootooyin Siiyey Beeraleyda Soomaaliyeed Hey’adda cuntada adduunka FAO ayaa waxaa ay Cagaf-cagafyo, Gawaari iyo Mootooyin Siiyey Beeraleyda Soomaaliyeed, taasi oo lagu hormarinayo wax soo saarka beeraha iyo daad-gureynta dalagyada. Musharuucan oo uu maalgeliyey midowga Yurub…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxaa Looga Hadlay Kulanka Midawga Musharixiinta Iyo Golaha Wadatashiga Qaranka? Waxaa xalay magaalada Muqdisho kulan saacado badan qaatay ku yeeshay Ra’iisul wasaaraha dalka, Madaxda dowlad gobaleedyada iyo Xubnaha midawga Musharixiinta. Kulankan oo ahaa mid casho sharaf ah oo uu sameeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mareykanka Oo Cunaqabateyn Ku Soo Rogay Sarkaal Ka Tirsan Eritrea Dowladda Mareykanka ayaa cunaqabateyn ku soo rogtay sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada Eritrea, kaas oo ay ku eedeysay in uu qeyb ka ahaa gabood faladii ka dhacay Gobalka Tigrayga…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidamada Dowladda iyo Al-shabaab Oo Ku Dagaalamay Deegaan Hoostaga Gobalka Mudug Wararka naga soo gaarayo deegaanka Camaara ee hoostaga gobalka Mudug ayaa sheegaya in waaberigi hore ee saaka xubna ka tirsan Ururka Al-shabaab ay weerar ku qaadeen Saldhig ciidamada dowladda ay…