Al-shabaab Oo Ciidamada Dowladda Kala Wareegay Deegaanno Hoostaga Gobalka Mudug Sheeko:Amniga Wararka naga soo gaarayo deegaanada Camaara iyo Bacaadweyn oo hoostaga gobalka Mudug ayaa sheegaya in ay goorshaw la wareegeen Ururka Al-shabaab. Al-shabaab ayaa la sheegay in ay gudaha u galeen… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Askari Ka Tirsan Booliska Galmudug Oo Dhuusamareeb Lagu Dilay Wararka naga soo gaarayo magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowald gobaleedka Galmudug ayaa sheegaya in Askari ka tirsan ciidamada Booliiska lagu dilay gudaha Magaalada. Dilka Askariga ayaa la sheegay in uu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Deegaanka Camaara Waxaa saaka dagan xaaladda deegaanka Camaara gobalka Mudug oo 48-saac ee la soo dhaafay ay ka jireen dagaallo u dhaxeeyo ciidamada dowladda iyo Ururka Al-shabaab. Dagaalka ayaa bilawday kadib markii…