Maxaa Looga Hadlay Kulanka Rooble iyo Midawga Musharixiinta Sheeko:Amniga Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Midowga Musharaxiinta oo ay ka wada hadleen dardargelinta howlaha doorashooyinka, turxaanbixinta habraacyadii 24-kii bishan iyo sidii loogu gudbi lahaa wajiga labaad… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga TPLF Oo Ku Eedeysay Midawga Afrika In Uu Kala Saftay Dowladda Itoobiya Xoogagga Tigrayga ayaa midawga Afrika ku eedeyay in uusan dhaxdhaxaad ka aheyn wadahalada TPLF iyo dowladda Itoobiya. Midawga Afrika ayaa dhawaan madaxweynihii hore ee Nigeria Olusegun Obasanjo, u magacaawday in…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xiisad Colaadeed Oo Saaka Ka Taagan Degaan Ka Tirsan Gobalka Sool Wararka naga soo gaarayo gobalka Sool ayaa sheegaya in deegaan lagu magacabo Fiinley oo u dhaxeeyo deeganka Birta dheer iyo degmada Bacoma ay saaka ka jirto xiisad colaadeed. Deegaankan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Midawga Musharixiinta Oo Markale Farmaajo Ku Eedeyay In U Dib U Dhaca Doorashada Mas’uul Ka Yahay Golaha midawga musharixiinta ayaa kulan ay isugu yimaadeen magaalada Muqdisho waxa ay kaga hadlaan xaaladihi ugu dambeyay ee doorashada. Midawga ayaa dib u dhaca isbuucyadi la soo dhaafay doorashada waxa…