Rooble Oo La Kulmay Guddiyada Doorashada Labada Heer Sheeko:Amniga Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay guddiyada doorashada heer federaal iyo heer dowlad gobaleed. Rooble ayaa guddiyada kala hadlay halka ay marayaan howlaha doorashooyinka iyo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faahfaahino Ka Soo Baxayo Dagaallo Canfarta Iyo Soomaalida Ku Dhexmaray Deegaanka Gabro-Ciise Wararka naga soo gaarayo deegaanka Garbe ciise ayaa sheegaya in saacadihi la soo dhaafay deegaanka ay dagaallo ku dhax mareen Qowmiyadaha Soomaalida iyo Canfarta. Dagaaladaan oo muddooyinkii la soo dhaafay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Cali Guudlaawe Oo Lagu Wado In Uu Shaaciyo Liiska Aqalka Sare Ee Hirshabeelle Madaxweynaha dowlad gobaleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu soo magacabo liiska Musharixiinta Aqalka Sare ee Maamulka Hirshabeelle ku matali doonta. Guudlaawe ayaa muddooyinkii…
4 daqiiqo Sheeko:Amniga Kate Oo Goobjoog Kala Hadashay Arrimaha Doorashada Iyo Amniga Safiirka dowladda Ingiriiska u fadhisa Soomaaliya Kate Foster ayaa sheegatay in tan iyo markii la gaaray Heshiisyadii doorashada 17 September sanadkii hore iyo midkii 27-kii May sanadkaan, ay dowladda UK…
1 daqiiqo Sheeko:War Suldaan Cali-horseed Oo Geeriyooday Allaha u naxariisto waxaa caasimadda Kenya ee Nairobi ku geeriyooday Suldaan Cali Horseed oo ahaa suldaanka guud ee beesha Saleeban. Suldaan Harseed ayaa ka mid ahaa salaadiinta Soomaaliyeed ee sida…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mareykanka Oo 20-sano Kadib Isaga Baxay Afghanistan Kooxda Taliban ayaa bilawday rididda rasaas ay ugu dabaal dagayaan 20-sano kadib in Mareykanku uu isaga baxo gudaha Afghanistan. Militeriga dalka Mareykanka ayaa soo Afjaray muddo 20-sano kadib howl gal…