Xiisad Dagaal Oo Saaka Ka Taagan Deegaan Ka Tirsan Gobalka Galgaduud Sheeko:Amniga Xiisad dagaal iyo hub urursi u dhexeeya laba beelood ayaa saaka ka aloosan degaanka Xananbuurre oo ka tirsan Gobolka Galgaduud halkaas oo labada beelood shalay dagaal xooggan ku dhexmaray. Dagaalka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Gabadhii Ugu Horeysay Soomaali Ah Oo U Tartameysa Ka Mid Noqoshada Baarlamaanka Jarmalka Doorashada Saaka ka socota dalka Jarmalka ayaa waxaa Musharixiinta tartamaya ka mid ah Nuha Sharif Ali, oo ah gabar Soomaali ah. Nuha ayaa ka sharaxan gobalka Hessen iyadoo u sharaxan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Doorashada Baarlamaanka: Dadka Jarmalka Oo Saaka U Dareeray Goobaha Codbixinta Waxaa gudaha dalka Jarmalka ka socda olalihii ugu xoogganaa ee doorashada Baarlamaanka dalkaasi oo maanta oo Axad ah dalka bilaabmaya. Dadweynaha ayaa u dareeraya goobaha codbixinta, xilli musharixiinta ay soo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Tababar Loo Furayo Ergada Soo Dooraneysa Senatorada Aqalka Sare Somaliland Waxaa saacadaha soo socda maanta magaalada Muqdisho tababar uga furmaya Ergooyinka dooranaya Senatarada Aqalka Sare ee dalka. Guddiga doorashooyinka Aqalka sare ee Somaliland ayaa maalmihi la soo dhaafay waday bixinta…