Akhriso: Jaantuska Qoondada Haweenka Ee Doorashada Golaha Shacabka Sheeko:Amniga Guddiga xaqiijinta qoondada haweenka ee doorashooyinka ayaa soo saaray tirada haweenka ee maamul gobaleedyada laga soo dooranayo. Maamul gobaleedyada dalka ayaa loogu baaqay in ay ilaaliyaan qoondada haweenka ee Baarlamaanka… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Uganda: Qarax Xooggan Oo Ka Dhacay Kampala Wararka ka imaanaya caasimadda Uganda ee Kampala ayaa sheegaya in goordhaw ay laba qarax oo xooggan ay ka dhaceen bartamaha magaalada. Qaraxyada ayaa sababay burburka hanti fara badan iyo Dhimashada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Golaha Ammanka Oo Kordhiyay Cunaqabateynta Hubka Ee Soomaliya Golaha ammaanka ee qaramada midoobay ayaa kordhiyay cunaqabateynta dhanka hubka ah ee saaran Soomaaliya tan iyo dagaaladi sokeeye. War-ka soo baxay Golaha ammaanka ee qaramada mdioobay ayaa lagu sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Caalamka Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Oo Afrika Socdaal Ku Maraya, Akhriso Ujeedka Safarka Blinken Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Antony Blinken ayaa safar ku imaan doono dalalka Kenya, Nigeria iyo Senegal todobaadkaan sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka. Blinken ayaa caasimadda Nigeria ee…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Al-caddala: Rooble Qorshaha Uu Ku Tegay Dhuusamareeb Kuma Jirto In Uu Wada-hadal La Gallo Ahlu-sunnada Hubaysan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay warar saacadihi la soo dhaafay leysla dhexmarayay oo ku aaddan socdaalka Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble uu ku tagay Dhuusamareeb in ay qeyb ka…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Beesha Caalamka: Marwalbo Doorashada Dib U Dhacdo Waxaa Weecda Dhaqaalo Soomaaliya Lagu Taagerayo Beesha caalamka ayaa markale walaac ka muujisay dib u dhaca doorashooyinka dalka ee sanadkaan kuwaas oo muddo dhowr jeer ah oo horay dib uga habsaamay waqtigii loogu talagalay. War-saxaafadeed ka…