Shabaab Oo Isaga Baxay Saacado Kadib Markii Ay La Wareegeen Matabaan Sheeko:Amniga Wararka naga soo gaarayo degmada Matabaan ee gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta xubna ka tirsan ururka Al-shabaab ay la wareegeen gacan ku heynta degmada. Shabaab ayaa gudaha u galay… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Sheekada Madaxmed Kadawe Oo Ku Naafoobay Dagaalladii Magaalada Muqdisho Oo Sheegay In Dowladdu Illowday Doorkiisii Sheekada dareenka leh ee Mohamed Abdi Guure oo loo garan ogyahay Maxamed Kadawe, waxay ka mid ahayd sheekooyinka aan so toobiyo kuwii iigu saameynta badnaa. Sannadkii 2012-kii ayuu ku dhaawacmay…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Fulinta GOS Oo Ceyriyay Guddoomiyihii Xiriirka Cabdiqani Saciid Carab Kulan ay magaalada muqdisho isugu yimaadeen dhamaan golaha fulinta xiriirka kubadda cagta Soomaaliyeed ayaa shaqadii looga joojiyay guddoomiyihii xiriirka kubadda cagta Soomaaliyeed Cabdiqani Saciid Carab. Kulanka oo yimid kadib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Doorashada Golaha Shacabka: Diiwan Gelinta Musharixiinta Afar Kursi Oo Ka Bilaabatay Muqdisho Waxaa saaka ka bilaabmeysa magaalada Muqdisho diiwaan gelinta musharixiinta kuraasta tirsigoodu yahay HOP#229, HOP#262, HOP#254 & HOP#255 ee laga soo doorto gobolada Waqooyi. Kuraastan oo ay horay u shaaciyeen in la…