Doorashada Shan Kamid Ah Kuraasta Banaadiriga Oo La Shaaciyay Sheeko:Amniga Guddiga hirgelinta doorashooyinka Banaadiriga ayaa ku dhawaaqay in maalmaha soo socda ay qabanayaan doorashada shan kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka. Kuraasta doorashadoodu la shaaciyay ayaa waxaa kamid ah… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Jubbaland: Doorashada Kuraasta Golaha Shacabka Oo Dhawaan Ka Bilaabmeysa Kismaayo Guddiga hirgelinta doorashooyinka Jubbalanad ayaa ku dhawaaqay doorashada 14 kursi oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Jubbaland. Doorashada kuraastan oo dhawaan lagu qaban doono magaalada…