Muxuu Rooble Guddiga Ku Ceyriyey? Qoorqoor ayaa Meelmariyey Fareey oo uu Ra’siul wasaaruhu Diidanaa! Sheeko:Amniga Ceyrinta 7 ka tirsan guddiga xallinta khilaafaadka ayaa soo saaray inuu jiro loolan u dhaxeeya maamul goboleedyada iyo xafiiska ra’isul wasaaraha. Warar lagu kalsoonyahay ayaa Goobjoog News u xaqiijiyey in… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Rooble Oo Ceyriyay Guddoomiyihii Xalinta Khilaafadka iyo Lix Kale Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaqadii ka eryay xubna ka tirsan guddiga xalinta khilaafaadka ee arrimaha doorashooyinka. Xubnaha shaqada laga joojiyay oo gaaraya illa iyo 7 xubnood ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Rooble OO Baydhabo Ku Wajahan Maanta, Akhriso U Jeedkiisa Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Maxamed Xuseen Roobel ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ee maanta uu safar ku tago magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka koonfur galbeed…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Doorashada Kuraas Ka Tirsan Golaha Shacabka Oo Dib Loo Dhigay Guddiga hirgelinta doorashooyinka golaha labada aqal ee Gobalada Waqooyi ayaa ku dhawaaqay in ay dib u dhigeen doorashada afar kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka. Afartan kursi oo lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Soomaaliya oo Difaacday Xuquuqul Insaanka Itoobiya, Codeyn ayaase looga adkaaday Guddiga arrimaha xuquuqul Insaanka ee qaramada midoobey ayaa sameynaya koox soo baara tacadiyada ka dhanka ah xuquuqul insaanka ee laga sheegayo kooxaha ka dagaalamaya waqooyiga Itoobiya. Golaha ayaa meelmariyey qaar…