Afar Kursi Oo Ka Tirsan Golaha Shacabka Oo Muqdisho Lagu Doortay Sheeko:Amniga Waxaa maanta oo axad ah magaalada muqdisho lagu qabtay doorashada afar kamid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay gobalada Waqooyi. Kursiga koowaad ee tirsiigu uu yahay HOP#254 ayaa… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddigii Shaqada Laga Ergayay Oo Ka Horyimid Go’aanka Ra’iisulwasaaraha Xubanihii dhawaan xilka uu ka qaaday ra’iisul wasaaraha ee ka tirsanaa guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka ayaa ka soo horjeestay xilka qaadistii lagu sameeyay. War-saxaafadeed ka soo baxay xubnaha shaqada laga…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Midawga Musharixiinta Oo War Ka Soo Saray Xilka Qaadista Guddiga Xalinta Khilaafadka Lagu Sameeyay Midawga musharixiinta xilka madaxweynanimada dalka ayaa soo dhaweeyay go’aankii uu ra’iisul wasaaraha dalka xilka kaga qaaday xubna ka tirsan guddiga xalinta khilaafaadka arrimaha doorashooyinka. Golaha ayaa sheegay in talaabada Rooble…