Qoorqoor: Eedda 80% Aniga iyo Lafta-gareen ayaa Qaadannay. Deni: Innaga wax Wanaagsan ayaa daba dhigi doonaa Sheeko:Amniga Is eedeyn xagga hufnaan la’aanta doorashada golaha shacabka ah ayaa xalay hareysay xaflad lagu maamuusayey 3 sano kadib doorashadii Cabdicaziz Lafta-gareen oo ka dhacday magaalada Baydhabo, ee xarunta maamul goboleedka… 3 daqiiqo