PSF: Mar walba Waxaan Diyaar U Nahay Heshiis iyo Nabad Sheeko:Amniga Ciidamada PSF ayaa ku dhawaaqay in ay aqbaleen xabad joojin ka dhaqan gasha magaalada Boosaso ee xarunta ganacsiga dowlad gobaleeska Puntland. Qoraal ka soo baxay hogaanka ciidamada PSF ayaa lagu… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Siyaasiyiin Ka Soo Jeeda Puntland Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaalka Boosaso Qaar kamid ah siyaasiyiinta miisanka leh ee ka soo jeeda dowlad gobaleedka Puntland ayaa ku baaqay in ay nabadda qaatan ciidamada ku dagaalamaya magaalada Boosaso. Xubnaha baaqa soo saare oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga PSF: Puntland Waxeey Diiday Gartii iyo Go’aankii Isimada Hogaanka ciidamada PSF ayaa war-murtiyeed ay ka soo saareen dagaalka labada maalin ka socda Boosaso waxa ay ku eedeyeen Puntland in ay duulaan ku soo qaaday ciidamada PSF. PSF ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Puntland Oo Sheegtay In Ay Diyaar U Tahay Xabad Joojin Ka Dhaqan-gasha Boosaso Wasiirka amniga dowlad gobaleedka Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan, ayaa shir jaraa’id oo uu goordhaw qabtay ku sheegay in puntland diyaar u tahay xabad joojin ka dhaqan gasha magaalada boosaso. Gallaan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Gabar Sanadkan Caafimaad Ka Qalinjabineysay oo u Geeriyootay Xabad uu Ku Dhuftay Askari Waxaa saaka Isbitaalka Digfeer ku geeriyootay gabar kuliyadda caafimaadka dhiganeysay sanadkii ugu dambeeyey. Maryan Maxamed Xersi waxaa ay u geeriyootay dhaawac kasoo gaaray xabad uu askari kula dhuftay goor habeen…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Golaha Ammaanka Oo Muddo Kordhin U Sameeyay Howlgalka AMISOM Kulan ay isugu yimaadeen golaha ammaanka qaramada midoobay ayaa lagu ansixiyay in muddo kordhin loo sameeyo howlgalka midamga nabad ilaalinta Soomaaliya ee qaaradda Afrika ee AMISOM. Kulankan oo ahaa kulankii…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Odawaa Oo La Faray In Baaris Uu Ku Sameeyo Taliyaha Ciidamada Badda Wasiirka difaaca xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa taliska ciidamada xoogga dalka ugu baaqay in baaris lagu sameeyo war ka soo yeeray hogaanka taliska Badda. Xasan Xuseej Xaaji wasiirka gaashaandhigga ayaa taliyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Boosaso: Puntland iyo PSF Oo Loogu Baaqay In Ay Dagaalka Joojiyaan Waxaa isasoo taraya baaqyada iyo walaaca laga muujanayo daagaalka maalintii labaad ka socda magaalada Boosaaso. Xafiiska difaacaha xuquuqda aadanaha ee Puntland ayaa baaq ka soo saaray dagaalka ka socda magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Sawiro: Dagaal Boosaaso Maalintii Labaad Ka Socda Waxaa maalintii labaad galay dagaalka u dhaxeeyo ciidamada PSF iyo maamulka madaxweyne Deni ee ka socda magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland. Sawiro laga soo qaaday magaalada ayaa muujinaya hakad…