Baarlamaanka maamul goboleedka Hirshabelle ayaa saaka ansixiyey miisaaniyadda maamulka ee sanadka 2022-ka. Miisaaniyadda oo dhan 26,059,755 ayaa martan akhrinta 1-aad, waxaana faahfaahiyey wasiirka maaliyadda Maxamed Cabdulle Maxamuud. Isla fadhiga oo…