Golaha Ammaanka Oo Kordhiyay Howlgalka La Dagaalkan Burcad Badeedka Soomaaliya Sheeko:Amniga Golaha ammaanka qaramada midoobay ayaa kulan ay ka yeesheen xaaladda Soomaaliya si gaar ah howlgalka la dagaalka burcad badeedka Soomaaliya ayaa sheegay in ay kordhinayaan. Kulanka oo uu Soomaaliya ku… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dilalka Askarta Ay U Geysanayaan Dhalinyarada Oo Muqdisho Ku Soo Badanaya Markale ciidamada ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa wiil dhalinyaro ah ku dilay agagaarka Isgooyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. Mahad Cabdiraxmaan oo kamid ah dhalinyarada magaalada ayey ciidamada toogteen xilli…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidamada Dowladda Oo Laba Dhalinyaro Walaalo Ah Ku Dilay Muqdisho Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa xalay Isgoyska dabka ee magalada muqdisho ku dilay dad shacab ah. Zakariye Maxamuud Kalafoge iyo Sowdo Maxamuud Kalafoge oo ah laba dhalinyaro walaalo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Khasaaro Ka Dhashay Weerar Al-shabaab Ay Ku Qaadeen Baladweyne Wararka naga soo gaarayo magaalada Baladweyne ee xarunta maamulka gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in xalay xilli dambe gudaha magaalada dagaal uu ku dhex maray ciidamada dowladda iyo Ururka Al-shabaab. Weerarka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga NISA: Waxaan Muqdisho Ku Dilnay 12 Al-shabaab ah Hay’adda Nabad Sugidda & Sirdoonka Qaranka ee (NISA) ayaa habeenimadii arbacada sheegtay in hawgal ay sameeyeen Muqdisho ku dileen ilaa 12 ka tirsan Al-shabaab. Qoraal ay hey’adda soo dhigtay barteeda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Taliban Oo Weerar Kuqaaday Iiraan warbaahinta Afgaanistaan ayaa ku waramaysa in iska hor imaad la isku adeegsaday hubka culculus uu ka qarxay xadka u dhaxeeya Afgaanistaan iyo Iiraan kaa oo u dhaxeeya dagaalyahanada Taalibaan iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Waa Kuma Xildhibaanada Hadda Ku Fadhiya Kuraasta Doorashadooda La Shaaciyay? Guddiga hirgelinta doorashooyinka Gobalada Waqoyi ayaa shaaciyay in ay qabanayaan maalmaha soo socda doorashada 16 kursi oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Somaliland. Kuraasta la…
2 daqiiqo Sheeko:Caalamka Abiy Ahmed: TPLF Waxaa Hogaaminayo Kuwa Aan Hadaf Laheyn Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo ku sugan furimaha dagaalka Itoobiya oo ku sugan furimaha hore ee dagaalka ayaa markale fariimo culus oo ka dhan ah kooxda TPLF. Abiy ayaa…