Madaxweynaha jamhuuriyadda faderaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay odayaasha dhaqanka ee koonfur galbeed.
Xasan Sheekh ayaa ku booriyay odayaasha in ay qaataan doorkooda ku aaddan kaalinta ay ku leeyihiin nabadeeynta iyo wadatashayida xalka loogu heelayo xiisadda siyaasadeed ee koonfur galbeed.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in ay odayaasha ay saldhig u yihiin dib u heshiisnta iyo nabadda maamulka koonfur galbeed.









From the comments