Maanta waa May 25, 2015, Afrika waxaa ay xustay 52 sano guuradii kasoo wareegatay aasaaskii Organisation of African Unity, waxaa la dhisay 25 May 1963-dii, Soomaaliya waxaa ay qeyb ka aheyd dalalkii ururka dhisay.
3:00 PM
previous post