U bood dhigaalka

4 Musharrax oo Usoo Gudbay Wareegga Labaad ee Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya

Sheeko:Dalka

4 musharrax ayaa usoo gudbay wareegga 2-aad ee doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta si habsami leh uga socota magaalada Muqdisho.

Musharraxiinta soo gudbay ayaa kala ah, Xasan Sheekh Maxamuud, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Shariif Sheekh Axmed iyo Cumar Cabdirashiid Sharma’arke oo noqday 4 musharrax ee ugu cododka badan murashixiintii 21 ahaa ee ka qeybgalay doorashada.

Halkan hoose ka Akhriso:

Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya

Wareeggii 2 aad ee doorashada ayaa goor dhaw la filayaa iney ka bilaabato xarunta doorashada Madaxweynaha ee magaalada Muqdisho.

Wixii ka soo kordha Doorashada kala soco, Goobjoog News