Golaha wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shirkoodii caadiga ahaa ku yeeshay Muqdisho dood dheer kaddib ansixiyey Hindise-sharciyeedka la dagaallanka argagixisada oo ay Xukuumadda dib ugala soo laabatay Barlamaanka.
4:00 PM
previous post