U bood dhigaalka

Google iyo Okiyaale Dadka Aragga la’a

Hor-umarka Caalamka waxaa uu gaaray in dadka wax walbo loo sahlo, dhagoolayaasha hadda wax waa maqli doonaan halka dadka indhoha wax arki doonaan, sidaa waxaa dhahaya shirkadaha Tecknolojiyadda

Shirkadaha Tecknolojiyadda ayaa waxaa ay soo bandhigaan adeegyo caawinaya dadka qaba cudurrada, Shirkadda Google ayaa ka mid ah shirkadaha ku dadaala wax ku qabashada dadka taagta daran, waxaa Mashaariicdeeda ka mid ah:

Okiyaallo Dadka Indhaha la’a: Sanadkii tagay ayey bilowday adeegan ay wax ku arki karaan dadka indhoolayaasha ah, adeeggan soo si rasmi ah usoo bixi doono 2016-ka waxaa uu fursad u yahay dad badan oo horay ama waligood aan waxba arag.

Adeegan shaqadiisa waa in ay la xiriiraan unugyada nerfaha aragga, in ay sawir ka soo qaadaan kadibna Maskaxda u diraan, Mashruucan waxaa uu suuqyada soo gali doonaa sanadka soo socda.