U bood dhigaalka

Hey’adaha Gargaarka oo sheegay in Soomaaliya u Baahan tahay 885 Milyan oo Dollar oo gargaar ah

Sheeko:Dalka

Hay’adaha Gargaarka ee QM ayaa sheegay in loo baahanyahay adduun dhan 885 Milyan oo Dollar si loogu gargaaro  dad badan oo Gobollada Dalka
ku dhibaataysan .
Waxaa la isku raacay in dhaqaalahaasi si degdeg ah loo helo si loo badbaadiyo dad badan oo noloshoodu ay Qatar ku jirto iyadoo ay jiraan
qoysas badan oo waxyeelo ay ka soo gaartay duufaanta Elnino .

Qorshahan Banii’aadaminimo 2016-ka waxaa uu dhamaadka sanadka gaari doonaa 3.5 Milyan qof oo u baahan gargaar degdeg ah, waxaa kaloo la sheegayaa in dadka baahida qaba ay gaarayaan ilaa 4.9 Milyan ay u baahan yihiin gargaar Ba’niiaadmnimo, waxaa intaa lagu daray

Xafiiska iskuduwaha gargaarka banii’aadamnimo 1.1 Milyan ayaa haatan ku barakacsan gudaha Soomaaliya, waxaa 2.8 Milyan ayaa u baahan biyo, 1.7 Caruur ah ayaa helin waxbarasho.

Qorshahan waa aragti mideysan dhamaan hey;adaha sidaa waxaa sheegay Peter de Clercq.