U bood dhigaalka
Sheeko:War

Goobjoog News waxay idiin soo gudbineysaa Dood ku saabsan hannaanka Doorasho ee 2016, waxaana ka qeyb galaya xildhibaan Cabdulahi Kabaweyne, Xildhibaan Saciid  Maxamad Cali, Xildhibaan Maxamuud Guure, Cabdullahi Shirwac, Cabdirashiid Khaliif Xaashi iyo xubno kale.